Dib u dayactir Lagu bilaabey Wadooyinka Deegaanka Biyo-Cadde Gobolka Shabeelaha Dhexe.

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bartamaha suuqa ee degaanka biyo Cade ee gobolka shabellaha dhaxe ayaa waxaa lag bilaawey dhismo iyo dayactir lagu sameynaayo wadooyinka degaaqnkaasi kuwaasi oo ku bur burey robabaka guga ee dhowaan ka dacey degaanka.

Hadaba arintaani ayaa waxey ku timid iskaashi xoogan oo ay sameyeen maamulka degaanka biyo cade iyo bulshada degaankaasi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here