Dib u dayactir Lagu Bilaabay Wadada Xaafada Shariif Gacamey Magaalada Baydhabo.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa dayactir lagu Sameeyey Wadada gasha Xaafada Shariif Gacamey ee Magaalada Baydhabo Oo ay aheyd Mid markeedii hore ay dhibaato ku Qabeen maristeeda Bulshada iyo Gawaaradii gali ahaa xaafada, iyadoona ay si Saa,id ah u darneyd Waqti Roobaadka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here