Dib u dayactir is xilqaan ah Oo ka bilowday Laamiga isku xira Bosaaso iyo Garoowe.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda dhismaha waddooyinka Puntland PHA oo kaashaneysa qaar kamid ah ganacsatada Puntland ayaa bilowday dayactir lagu sameynaayo wadada dhaxmarta degmooyinka Bosaaso iyo Garoowe.

Masuuliyiinta gobolka Karkaar iyo degmada Qardho ayaa ka qeyb galay bilaawidda mashruucani si wax looga qabto bur burka ku yimid wadooyinkaani.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here