Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhulkan Cabirkiisu dhan yahay 144 Boos ayaa qof Muxsin ah ku wareejiyey Maamulka Degmada Dhuusamreeb kaas oo loogu tala galay in laga dhiso Jaamacadda Gaalkacyo Faraceeda Dhuusamareeb si kor loogu qaado Waxbarashada Deegaanka
Munaasabada dhulkaan lagu wareejinaayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada Dhuusamreeb, Madax ka socotey Jaamacada Gaalkacyo iyo Milkiilihii dhulka bixiyey, Xilibaano ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada iyo Marti sharaf kale
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady