Dhisme lagu xoojinayo Tiirarka difaaca Buundada Degmada Luuq Oo la dhagx dhigey.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Luuq oo kaashanaya Injeneero ka socdey hay’adda Al raxma ayaa dhagax dhigay Dhismo lagu xoojinaayo difaaca Buundada Degmada Luug ee Gobolka Gedo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here