Dhismaha Xaruunta Xanaanada Xoolaha Degmada Burtinle oo Xariga laga Jaray.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha maamulka Putland Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa xadhigga ka jaray dhismaha xarunta daaweynta xoolaha ee Degmada Burtinle.

Munaasabada xarig jarka ayaa waxa goob jog ka ahaa dadka deegaanka , mas,uuliyiin ka socday maamulka putland iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here