Dhismaha Xarunta Hooyada iyo dhalaanka Oo Laga dhagax dhigay Boosaaso

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayaa dhagax dhigay xarun cusub oo loogu adeegaayo hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgelinaayo xaaafada Biyah kulule.

Munaasabada dhagax-dhiga waxaa kasoo qayb galay Maamulka caafimaadka gobolka Bari, odayaasha waxgarad xaafada saraakiisha caafimaadka iyo masuuliyiin kale.

Gudoomiyaha degmada Bosaaso MUdane Xaan Cabdalla Xasan ayaana bulshada kula dardaarmay in ay ka qayb qaataan dhismaha xarunta lana ilaaliyo goobaha loogu adeego bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here