Dhismaha Xarunta Degmada Wadajir Oo la dhagax dhigey.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee xarunta Degmada Wadajir oo lagu dhisi doono iskutashi dadweyne kaas oo qeyb ka ah barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal Dollar.

Guddoomiyaha Degmada Wadajir Mudane Axmed Cabdulle Afrax oo warbaahinta la hadlay ayaa uga mahadceliyay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale sida uu had iyo jeer u dhiiragalinayo horumarista Caasimaada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here