Dhismaha Xarunta Caafimaadka Deegaanka Biyacade Oo la dhagax dhigay.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Biyacade oo kamid ah Degaanada Hoos yimaada Degamada Jowhar Ee caasimada Dowalada Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa laga dareemaya hormaar dhanka Arimaha Bulushada,Bishii aan ka soo gudubnay ayaa waxa dhagax dhigay iskuul oo Maraayo meel gabagaba ah ayaa hada la dhagax dhigay isbitaal oo isku xilqaamay in u dhiso dadka degaanka gamacasade ka soo jeedo Deegaanka Biyacade.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here