Dhismaha Xarunta Booliska Deegaanka Luglow Oo la dhagax dhigey

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Howlaha guud ee Jubbaland iyo Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa deegaanka Luglow gaar ahaan halka laga dhisay guryaha mashruuca Xalka Waara waxa ay ka dhagax dhigeen dhismaha xarun Booliis oo halkaasi laga hirgalin doono.

Dhismahan oo ay maalgelisay Hay’ada Qaxoontiga aduunka ee UNHCR fulintiisana ay leedahay Hay’ada JUCRI ayaa ujeedkiisu yahay in loogu shaqeeyo bulshada barakaca ah Ee degen deeganka luglow.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here