Dhismaha Xarun Gabdhaha Agoonta Wax lagu Baro Oo Lagu baaqey in laga qeyb qaato.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismahan Madarasadan ayaa waxaa Bilaabey walaalo Muxsiniin ah oo ka soo jeeda Degmada Afmadow Ee Gobolka Jubada Hoose, Madaradaas oo loogu magac darey Rajo ayaa wax lagu bari doonaan Gabdhaha Agoonta ee ku nool Degmadaasi iyo in lagu Xanaaneeyo maadama ay yihiin kuwa u baahan Gabdhaha Agoonta ee danyarta ah in lagarab istaago.

Shekh Cusmaan Yuusuf iyo Shekh Bashiir Macalin Abshir, oo kamid ah Culamahu diinka Degmada Afmadow ayaa waxay ka hadleen Muhiimada ay Madaradaan ay u leedahay Gabdhaha Agoonta ah ee ku nool Degmada Afmadow iyagoo sheegey in hada dhismaha Xarunta ay joogsatey maadaama uu dhamaadey qarashkii iyagoo Bulshhada Qurba joogta ah, kuwa Deegaanka iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed ugu baaqeen laga qeyb qaato dhameystirka Xaruntan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here