Dhismaha Xarun Caruurta danyarta ah lagu barayo Culuumta Diiniga Oo laga bilaabey Degmada Luuq.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si Kor loogu qaado Tayada Aqoonta Caruurta soo Koreysa ayaa waxaa Degmada Luuq ee Gobolka Gedo laga Bilaabey Dhismaha Xaruun Cusub oo isugu jirta Masaajid iyo goob lagu baran doono Cilmiga Shareecada Islaamka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here