Dhismaha Xarun Bulshada Loogu Adeego Oo laga dhagax dhigey Deegaanka Washaaqo.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruntan laga dhagax dhigey ayaa ah Xafiisyada Dowlada Hoose Bulshada uga shaqeyn doonta oo hada aysan lahayn Xafiis Bulshada loogu adeego,Waxaana Munaasabada dhagax dhiga ka qeyb galay Maamulka Degmada Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here