Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafiisyadan Xariga laga jarey ayaa ah Hoolka lagu qabanaayo Shirarka kala duwan iyo kuwa ay ku shaqeeynayaan Maamulka Degmada kadib markii iskaashi dhaxmarey Bulshada Hey’adaha iyo Dowalada lagu dhisey si loogu adeego Bulshada Degmadaasi
Munaasabada Lagu Xarig jaraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Degmada Bardaale Maxamed Isxaaq Xasan Caracase, ku xigeenadiisa, Haweenka, dhalinyarada Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee Bulshada Degmada.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady