Dhismaha Xabsiga Dhexe ee Degmada Bardheere Oo La dhagax dhigey.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhegax dhigaan dhismaha cusub Xabsiga dhaxe ee magaalada Baardheere ayaa ah mid kii uga horeyey ee ay yeelata magalada tan iyo burburkii dowladii dhaxe ee soomaliya.

Munasabada ay ka soo qeyb galeen masuuliyiinta maamulka degmada baardheere, qaar ka mid ah wax garadka bulshada iyo qeybaha kala duwan ee ururada degmada barrdheer ayaa ujeedka ahaa sidii loo dhisi lahaa Xabsiga degmada maadama degmada aanu laheyn wax xabsi ah ee lagu xira maxaabiista mudo ka badan ilaa 30sano.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here