Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaarada Tamarta Macdanta iyi Biyaha Dowladda Puntland Mudane Carshe Siciid aw muuse oo ay wehelinaayeen Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland ayaa Xariga ka jaray xarunta
Masuuliyiintan ayaana kormeeray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xarunta wasaarada, Xafiisyada iyo qaybaha kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir