Dhismaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya Oo la dhagx dhigey.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’isul wasaare ku-xigeenka Xukuumada Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sh. Mukhtaar Roobow Cali, ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismo casri ah oo ay yeelaneyso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo ay yeelato markii koowaad taasi ay ka koobanaan doonto ilaa shan dabaq, laguna dhax dhisi doono Maktabad weyn oo Culumada Soomaaliyeed Wax ka akhrisan doonaan.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegey in Lacag dhan 1Million iyo 150,000 kun u hayaa in Dhismaha wasaaradda lagu bilaabo oo aan cid kale laga sugi doonin

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here