Dhismaha Wajiga 2-aad Wadooyinka Magaalada Xudur oo Bilowday.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha wadooyinka Degmada Xudur ayaa si habsami leh u socta, wadooyinka hada dhismaha laga bilaabey ayaa waxaa ka mid ah wadada wayn Magaalada dhax marta si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka

Mashaariicda lagu dhisayo wadooyinka Xudur ayaa ka timid Shacabka iyo Dowladda oo si iskaashi ah ku dhisanaya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here