Dhismaha Wadooyinka Baydhabo Oo Meel gaban gabo ah Maraya.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sanadihii u danbeeyey Baydhabo waxaa ka socdey dhismaha wadooyin laami ah oo la saaraayey jidadka waaweyn ee dhexmara magaalada

Jidadkaan la saaraayo laamiyada ayaa waxaa ay muhiim u yihiin isku socodka Gaadiidka iyo dadweynaha Baydhabo kuwaasi oo markii hore wado la,aanta ka jirta Magaalada dhib lagu qabay.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here