Dhismaha Wado Xariirisa Ceel Baraf iyo Aadan yabaal Oo la dhagax dhigay.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa la dhagax dhigey wadada Xiriirisa Ceel Baraf iyo Aadan Yabaal oo muhiim u ahaa isu socodka gadiidka oo bur-bur aad u Xoogan ka muuqday waxaana wadadan dhagax dhigeeda ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle, Maamulka Degmada jalalaqsi iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here