Dhismaha wado muhiim ah oo laga dhagax dhigay degmada Qardho

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Qardho ayaa waxaa uu dhagax dhigay wado laami ah oo laga hirgelinayo Dagmadaasi .Xaafadda Wadajir oo ka mid ah degmada Qardho ayaa la dhagax dhigay wado laami ah taasi oo muhiim u noqon doonto dadka ku nool degmada Qardho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here