Dhismaha Wado Laami ah Oo Laga dhagax dhigey Magaalada Kismaayo

0
24

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay labo wado oo laami ah oo dheerarkoodu yahay 4.50km.

Labadan wado oo kamid ah mashruuca dhismaha wadooyinka Magaalada Kismaayo wajigiisa labaad oo ka kooban 9.2km ayaa wax badan ka badali doona isku socodka iyo bilicda Magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here