Dhismaha Wado Interlock ah Oo laga dhagax dhigey Degmada Warta Nabada.

0
99

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Lagu dhagax dhigayay Wado Interlock oo isku xiri doonta wadada Xamar Bile ,Maana Taahir iyo bakaaraha Ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

Munaasabadan oo Sii heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeyb galay masuuliyiinta maamulka goblka banaadir, maamulka degamada warta nabada iyo qeybaha kala duwan bulushada degaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here