Dhismaha Waddada Xiriirisa Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Jowhar Oo la dhagax dhigey

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar.

Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxweynaha u faahfaahiyay baaxada shaqadda iyo xilliga ay soo dhammaaneyso.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here