Dhismaha Wadada Via Liberia Gobolka Banaadir Oo dib u dhis lagu sameeyey.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarig jaray dhismaha waddada Via Liberia ee degmada Waabari oo dhawaan lagu dhisay isku tashiga reer Waabari iyo barnaamijka dalkaaga ku dhiso Hal Dollar.

Munaasabadan Xarigjarka ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Taliye ku-xigeenka ciidanka ilaalinta D.H.X iyo maamulka Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here