Dhismaha Wadada Sodonka Magaalada Baydhabo Oo Maraya heer gabo gabo ah.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada koonfur galbeed ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii degmada Baydhabo ay u yeelan laheyd wadooyin iyo buuntada isticmaala gaadiidka iyo bulushada taasi oo muhiim u ah in ay helaan wadooyin u gaar ah iyo bilicda degaanka .

Wadadaan cusub oo dhismaheeda iyo buuntada hadda gacanta ku heyso Dowlada koonfur galbeed ayaa waxaa laga soo bilaaway Wadada Sodonka Ee Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ