Dhismaha Wadada isku Xirta Farlibaax iyo Baladweyne Oo meel gaban-gaba ah mareysa

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa gaban gabo maraya Dhismaha Wajiga Koowaad ee jidka isku xira Baladweyne iyo Degmada Far libaax ee Galbeedka Gobolka Hiiraan sidoo kalana isku xira Gobolka Bakool iyo deegaano ka mid ah ismaamulka Soomaalida Itoobiya

 

Cabdiraxmaan Cilmi oo ka mid ah madaxda kambaniga dhisaya wadada ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey dhismaha iyo sidoo kale cabira wadada iyo waqtiga ay dhamaan doonto.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here