Dhismaha Wadada Dhex Marta Degmada Berdaale Oo la dhagax dhigey

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waddada weyn dhax marta degmada Berdaale gobolka Baay ayaa waxaa lagu bilaaway dhismooyin dib loogu dayactiraayo kadib markii ay bur buriyeen roobabkii deerta eek a da’ay degmadaasi iyadoona waddadaani lagu dhisi doono is isxilqaan ah.

Maamulka degmada Berdaale,maamulka gobolka Baay iyo wasiirka arimaha gudaha dowlad goboleedka maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismahaani iyadoona wadadaani dherirkeeda uu garaayo 2KM.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here