Dhismaha Maxkamada Degmada Wanlaweyn Oo Laga dhagax dhigay Degmadaasi

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhagax dhiga Dhismaha Maxakamada Degmada Wanlaweyn Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa Si Wadajir Ah U Dhagax Dhigeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlada KGS Iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Wanlaweyn, waxaana si rasmi ah loo dhisi doona 3 xafiis oo ay ku shaqeyn doonta Maxkamada Degmada Waanlaweyn si wax looga qabto baahiyaha Cadaladeed ee Bulshada Degmadaa.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here