dhismaha Masjidka Nuur Oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa soo idlaaday dhismihii Masjidka Al Nuur oo dhawaanahaan ka socday degmada Jowhar gaar ahaan Xaafadda Horseed, isla marjidka dhaxdiisa ayaa waxaa lagu qabtay xaflad xaraga looga jaraayay, waxaana ka soo qeyb galey Culmaa’udiin, Wax garad, mas’uulinta gobolka Sh/dhaxe iyo kan degmada Jowhar, guddigii gacanta ku haayay dhismaha Masjidka iyo qaar kamid ah shacabka degmada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here