Dhismaha Mashaariic Waddooyin iyo Xarumo Caafimaad Oo ka bilowday Xuddur

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maagaalada Xudur Xarunta Gobolka Bakool waxaa ka bilowday Dhismiyaasha Waddooyinka oo Dhawaan Dagax Dhiigay Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Laftagreen, Wadada Weyn ee dhexmarta Bartamaha Maagaalada ayaa geyb ka ah halka ugu muhimsan una baahaneyd dhismaha.

Shacabka Xudur ayaa soo dhaweeyey Bilaabashada Mashariicda Horumarineed ee laga fulindoono Degmada Xudur

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here