Dhismaha marin biyoodyo laga hirgalinayo Kismaayo Oo Meel Wanaagsan Maraya

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudo laga jooga 30dan sano ka dib ayaa magalada kismaaya ee xarunta ku meel gaar ah maamulka goboleedka jubaland waxaa laga hirgeliyey wadooyin laami ah oo ay bulshada reer kismaayo aad uga baaxi qabeen.

dhismaha wadooyinka laga hirgeliyey magalada kismaayo oo muhiimka u ahaa bulshada ayaa waxaa dhinaca socodey dhismooyin marin biyoodyo looga tala galey in ay biyaha Caqadabooyin ku aha xili roobyada in ay maraan bulshada wadooyinka qaar ee gala xaafadaha.

Warkung Waliba Nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here