Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib-u-Dhiska Dowladda Koonfur Galbeed Daahir Abdi Cabdullahi Dr go ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan Caasimada Baraawe ayaa dhegax dhigey Dhismaha Madaxtooyada Cusub KG ee Magaalada Baraawe sii loo daadajiyo Adeega Dowlada.
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Bare ayaa Soo dhaweeyay dhagax dhiga Dhismaha Madaxtooyada Cusub Ee Baraawe.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi