Dhismaha Maamul u sameynta Degmada Buur-hakaba Oo Gebageba mareya.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa soo gaba gabeysay Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka ee degmada Buurhakaba Ee Gobalka Baay.

Doorashada oo ka dhacdey Degmada Buur-hakaba waxaa lagu doortay 21 Xubnood oo kal ah 9 xubnood oo dumar ah iyo 12 Rag ah.

Doorashada kadib waxaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Tababar maalmo socday u soo xirtay Xubnaha Cusub ee Golaha Deegaanka ee Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay oo dhawaan Bulshada ay soo doorteen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here