Dhismaha Kawaanka Gowraca Xoolaha Kismaayo Oo Xariga Laga Jarey

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ilaaliyo badqabka iyo bilicda Magaalada ayaa Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo xubno ka socdey Wasaarada maaliyada jubaland ayaa waxey xariga ka jareen qeyb cusub oo looga Talagaley in hada ka dib lagu Gowraco Ariga ayidoo geela iyo lo,da horey ay u lahaayeen kawaan u gaar ah oo lagu gowraco.

Gudoomiyaha Magaalada kismaayo ayaa sidoo kale kormeer indha indheen ah ku sameeyey qeyabaha kala duwan ee suuqa xoolaha ee Magaalada Kismaayo.

.Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here