Dhismaha Kanaalka Waraabka Biyaha Deegaanka Buulo-Bartire Oo la dhagax dhigay .

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Deegaanka Buulo-Bartire ee Jubbaland ayaa waxaa laga dhagax dhigay Masharuuca kasoo kabashada Xasaradaha Ee loso gaabiyo SCRP, Kaas oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Qorshaynta jubbaland , Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS.

Mashruuca Kanaalka Waraabka beeraha ee buula_bartire Ayaa waxaa dhagax dhigay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo waraabka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiiro, Iskuduwaha Mashruuca iyo Agaasimayaal.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here