Dhismaha Guriga Martida Deegaanka laas Barwaaqo oo laga Dhagax dhigey

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degaanka laasa barwaaqo oo ka tirsan degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa laga dhegax dhigey dhismaha guriga bulshada ee degaanka

Waxaana dhegax dhiga dhismaha guriga bulshada goob joog ka ahaa maamulka degmada carmo xubnaha golaha degaanka ee Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here