Dhismaha Guriga Barashada Farsamada Gacanta Hooyooyinka Degmada Guriceel Oo Xariga Laga Jarey

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha degmada Guriceel mudane Farah Abdi Mo’allim iyo wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka Galmudug ayaa si wadajir ah xariga kaga jaray guriga hooyooyinka ee barashada farsamada gacanta oo dhawaan hay’adda IRC ay mashruuca dhismihiisa ka fulisay Guriceel halka kharashka dhismaha ay bixisay hay’ad Genmany ah oo lagu magacaabo Germal Humanitarian assistance.

Munaasabada xarig jarka guriga ayaa waxaa sidoo kale kaqayb galay madax kasocota hay’adda IRC,agaasimaha arimaha bulshada dowlada hoose,xubno ka tirsan gudiga joogta golaha deegaanka, gudoomiyaha ururka haweenka iyo xubno ka tirsan ururka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here