Dhismaha Goobo Daadadka Biyaha looga Xiraayo Degmada Qoryaale Oo La dhagax dhigey

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Kheyraadka iyo biyaha somaaliland ayaa gobolka togdheer ku dhegax dhigtey dhismaha mashaariic isuga jira goobo daadadka biyaha laguga xiraaya gobolka iyo ceelasha biyaha ee degmada qoryaale ee gobolka togdheer.

Masuliyiin ka tirsan masuliinta wasarada Kheyraadka biyaha somaaliland, xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka soomaaliland,gudoomiyaha degmada qoryaale iyo masuuliyiin kale ayaa si wada jir ah u dhegax dhigey dhismaha masharicidaan oo laga fulin doona degmada qoryaale..

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here