Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buurhakaba Oo Bilowdey

0
184

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka cusub ee Degmada Buurhakaba oo shaqo ka bilaabay Airport-ka oo 11/6/Sanadkan uu dhagax dhigay Madaxweynaha Koonfur Galbeed,Isagoo kaashanaya Bulshada si loo hagaajiyo Garoonka diyaradaha shacabkana ay u helaan adeegyadda aas aasiga ah sida waxbarasho, hormarinta kaabayaasha Dhaqaalaha caafimaadka dhiiragelinta beeralayda iyo wax soo saarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here