Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Baxdo Oo meel gebageba Maraya.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka diyaaradaha degmada Baxdo oo shanti bilood ee la soo dhaafay socday ayaa hadda waxaa uu maraya meel geba=gebo ah, wuxuuna kambaniga dhisaayay sheegay in garoonka diyaar u yahay in diyaaraduhu ay ku soo degaan.

Madaxa shirkaada Kabitaal dhistay garoonka ayaa kulan la qaatay odiyaasha dhaqanka degmada Baxdo asigoo ku buraarajiyay in ay ilaalsadaan garoonkaan oo dhawaan xaraga laga jari doono.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here