Dhismaha Fadhi cusub oo loogu talagalay diyaaradaha garoonka shaati gaduud Oo Bilowdey

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Gaadiidka cirka iyo Dhulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Baakingka Diyaaradaha ee Garoonka Shaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo kaasi oo loogu tala galay in lagu baakimo 15 diyaaradood, waxaana dhismahan loo qeybiyay labada dhinac ee garoonka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here