Dhismaha Dugsiga sare Ee Degmada Berdaale Oo La dhagax dhigay

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga sare Ee Degmada Bardaale uu yeelan doono ayaa waxaa si wada jir ah u dhagax dhigey Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha Dowlada Gobolledka Konfur Glbeed Agaasimaha Guud Ee Wasarada Waxbarshada Dowlada Gobolleedka Konfur Galbeed Wasiirada wasarada Abniga Ku Xigeenka Gar gaarka Gudoomiyaha Gobolka Baay.

Dhismaha Iskuulka Dugsiga Sare Ee Degmada Berdaale ayaa waxaa Gacanta Ku Haysa wasarada Waxbarshada Dowlada Goboleedka KGS oo ay Kaashaneysa hay’ada Adra Ee Soomaliya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here