Dhismaha dib u dayactirka Xarunta Dab-demiska Oo laga dhagax dhigey Boondheere.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si Bulshada looga adeego Xaruntan oo ay ku shaqeeyaan Waaxyaha Gaadiidka, Dab-damiska, Gurmadka iyo Waaxyo kale oo Hoos yimaada Dowladda Hoose ee Xamar.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa Goobjoog ahaa Guddoomiye kuxigeenka Howlada Guud Ee Gobolka Banaadir Agaasimiyaasha waxaaha kala duwan iyo Maamulka Degmada Boondheere oo ah Degmada laga hirgelinayo Xaruntan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here