Dhismaha dhammaystirka Jamaacadda Qur’aanka Kariim Hargaysa Oo Lagu baaqey in laga qeyb qaato.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa si toos ah loo bilaaway dhismaha wajigii sedaxaad ee Jamaacadda Qur’aanka Kariim , waana wajigii ugu dambeeyay dhismihiisa.

Culumada ugu waa weyn magaalada Hargeysa ee soomaaliland ayaa ka hadlay dhismaha Jamaacadda Qur’aanka Kariim, waxayna umadda soomaaliyeed uga baqeen in laga qeyb qaato dhismihiisa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here