Dhismaha Cusub Xaruunta Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland Oo Xariga Laga jaray.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dhismaha cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland, oo ay iska kaashadeen Dowladda Puntland iyo Midowga Europe, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray

Munaasabadda xarig jarka dhismaha cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga, waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, Goleyaasha Dowladda Puntland, Masuuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Masuuliyiin ka socda Midowga Europe, Safaaradda Denmark , Hay’adda FOA, Maamulka Degmada Boosaaso, Maamulka Gobolka Bari iyo marti sharaf kale .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here