Dhismaha cusub ee xarunta maamulka Deegaanka Lajiide ee gobolka Galguduud oo xariga laga jaray.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jamac (Bashiir Goobe) Wasiir Dowlaha wasarada Howlaha guud iyo Guryeynta XFS, Xildhibaan Mahad Cadalla Cawad oo ka mid ah Xildhibanada BS ayaa xariga si wada jir ah uga jaray xarunta cusub ee mamulka Deegaanka Lajiide ee Koonfurta Degmada Xeraalle ee Gobalka Galgaduud oo ay hirgalisay bulshada Degaanka iyadoona gacan ka geysatay Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug Ayna fulisay dhismaha xarunta Hay’ada IOM.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here