Dhismaha cusub Bangiga Dhexe Soomaaliland Oo La dhagax dhigay.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa la Dhagax Dhigey Dhisme Weyn Oo Casri ah oo uu ku shaqeyn doono Baanka Dhexe Ee Maamulka Soomaaliland kaasi oo dhawan dhismihiisa la bilaabi doono

Dhismahaan Casriga ah ee Bangiga dhexe ee Soomaaliland waxaa Dhagax Dhigey Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehliyaan Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Xubno ka tirsan Maamulka Soomaaliland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here