Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay oo ka qeyb qaadaneya Dadka ku nool deegaankaasi.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bulshada Iska kaashaneysa Dhismaha Isbitaalka Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay ayaa sheegaya inaysan jirin Wax taageera oo ay ka helaan Dowlada iyo Hay,adoba balse dadka deegaanka iyo Koxda Walaalo isjaceyl ay ku dadaaleyaan sidii ay u dhisi lahaayeen Cisbital loogu adeegeyo dadka ku nool deegaanka Awdiinle ee Gobalka Baay waxaa Wareysi la yeelanay Afayeenka Fulinta Gudiga Walaalaha isjecel Mahamed Abuukar Mahamed.

Abidkadir Mohamed Nor Warcade ayaa Wareystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here