Dhismaha Ceel biyood Oo laga dhagax dhigay Deegaanka Banaaneey Degmada Beledxaawo.

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ceel Biyood ay u baahi qabeen Bulshada Deeganka Banaaneey oo hoostaga degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa laga dhagax dhigey Degaankaas.

Gudoomiyaha Beledxaawo ee gobalka Gedo Abdiaziiz Hareed Abdulahi oo ay wehlinayaan Xubno ka tirsan Maamulkiisa ayaa dhagax dhigey Mashruucan oo ay fulinaysa Hay’ada Unicef.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here